Ciidamada dowlada oo howl gal hub lagu soo qabtay ka fuliyay guriga Cabdirashiid Janan

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haram Cad ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay guri uu leeyahay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo kuyaala degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sida aan wararka ku helnay ciidamada dowlada ayaa guriga Wasiirka amniga Jubbaland kasoo saaray hub kala duwan oo halkaasi yaalay, waxaana … Continue reading Ciidamada dowlada oo howl gal hub lagu soo qabtay ka fuliyay guriga Cabdirashiid Janan